Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiiradda

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Afrika oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiiradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa, ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Goleaha wasiiradda kadib markii dalkaasi ay ka dhaceen rabshado ay ku dhinteen in ka badan 350 qof.

Khudbad uu telefishinka ka jeediyay Khamiistii, ayuu Madaxweynaha Koonfur Afrika ku sheegay in uu gabi ahaanba baabi’inayo wasaaradda amniga isla markaana uu  mas’uuliyadda siyaasadeed dusha ka saaray hay’adda sirdoonka ee xafiiskiisa.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Isku shaandheynta ayaa isugu jirtay magacaabista 10 wasiir oo cusub iyo 11 wasiir ku xigeen.

Kumanaan meheradood ayaa la bililiqaystay oo la burburiyay dhawr maalmood, taas oo dawladda ku qasabtay in la geeyo 25,000 oo Askari si ay gacan uga geystaan ​​soo celinta kala dambaynta iyo Amaanka gudaha.

Previous Post

Hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bangiyada oo maanta laga daah-furay Dalka

Next Post

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo maanta Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay labo xubnood oo ka tirsan Guddiga Doorashaooyinka FEIT

Next Post
Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo maanta Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay labo xubnood oo ka tirsan Guddiga Doorashaooyinka FEIT

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo maanta Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay labo xubnood oo ka tirsan Guddiga Doorashaooyinka FEIT

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In