Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey Boqor Cusmaan Maxamuud (Buurmadoow)

Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey Boqor Cusmaan Maxamuud (Buurmadoow)

Madaxweynaha iyo Boqor Buurmadoow ayaa ka wada hadlay Dhibaatadii Maamulka Soomaliland ay ugeysteen Shacabkii kasoo jeeday Deeganada Koonfur Galbeed ee ku noolaa Magaalada Laascanood ee Gobolka Sool.

Live Stream

Wararka Raadiyaha

News In English

Kubiir Asxaabteenna

Shaqooyinka