Madaxweynaha Puntland oo Shir Guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.

kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Amniga, heerka COVID-19 ee Puntland, warbixinta Gobollada Puntland iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya.

Live Stream

Wararka Raadiyaha

News In English

Kubiir Asxaabteenna

Shaqooyinka