Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo daah furtay ololaha ka hor tagga tacadiyadaha ku saleysan Jinsiga ” SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadabaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudan Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa maanta furey ololaha caalamiga ah 16 maalin ka hor tagga tacadiyadaha ku saleysan Jinsiga.

U jeedka ololaha ayaa ah sidii wacyigelin looga sameyn lahaa xadgudubyada ka dhanka ah haweenka Soomaaliyeed.

Live Stream

Wararka Raadiyaha

News In English

Kubiir Asxaabteenna

Shaqooyinka