Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Mareykanka oo bogaadiyay in Caruurta dalkiisa laga Tallaalo COVID19

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Mareykanka oo bogaadiyay in Caruurta dalkiisa laga Tallaalo COVID19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa mas’uuliyiinta caafimaadka dalkiisa ku amaanay talaabada ay qadeen ee ku saabsan in carruurta da’dooda ay u dhaxayso Shan sanno ilaa 11 sano jirka la siiyo tallaalka Pfizer-Biontech ee ka hortagga fayraska Corona.

War qoraal ah oo ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arramiyo Mareykanka ayaa lagu sheegay in tallaalkan uu soo afjari doono welwelka waalidiinta ee ku saabsan in uu carruurtooda ku dhaco xanuunka COVID 19.

Related posts

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026

Qoraalka ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu yiri: “ tani waa tallaabo weyn oo horumar u ah Qarankeenna, waxayna naga caawineysaa dagaalka aan kula jirno Corona Virus.”

Waaxdda Caafimaadka  Maraykanka ayaa dhawaan ku dhawaaqday in Maraykanku uu bilaabi karo in la siiyo carruurta da’doodu  ay u dhaxayso 5 ilaa 11 sano, tallaalka Pfizer-Biontech, Kaas oo sida la sheegay waddada u furaya la dagaallanka Feyruskan aafeeyay dunida.

Sida laga soo xigtay Xarunta Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada ee Maraykanka, in ka badan 700 oo carruur ah oo ay da’doodu ka yartahay 18 sano ayaa u dhintay Corona.

Previous Post

Ciidamada oo howlgallo ka sameeyay magaalada Guriceel

Next Post

Diyaarad maanta ku gubatay Garoonka Diyaaradaha Doolow

Next Post
Diyaarad maanta ku gubatay Garoonka Diyaaradaha Doolow

Diyaarad maanta ku gubatay Garoonka Diyaaradaha Doolow

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In