Friday, August 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Madaxweynaha oo 1-da Luulyo darteed hambalyo u diray Ummadda Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Madaxweynaha oo 1-da Luulyo darteed hambalyo u diray Ummadda Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasanadan lagu xusayay 56-sano guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Koofgureed ee Soomaaliya ay xornimada qaateen iyo israacii Gobolada Waqooyi iyo Koofur oo lagu qabtay xarunta aqalka dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Jamnhuuriyadda Somaaliya,R.a’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah, xubno ka socday golayaasha Dowladda ,Taliyaasha ciidanka qalabka sida,guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo dhamaan dadkii munaasabadda kasoo qeybgalay laga dareemayay farxadda 1-da Luulyo.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo hadalka ku hormaray ayaa sheegay in loo baahan yahay in dadka Soomaaliyeed inay gacmaha isqabsadaan, islamarkaana aysan hilmaamin dhibkii loo soo maray xornimada Soomaaliya.

Related posts

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ku hadlaayay magaca guddiga qaban qaabada xuska 1-da luulyo ayaa sheegay inay ku guuleysteen in gobolada dalka iyo caasimada si isku mid ah ay uga dhacaan munaasabadaha xoriyadda.

Ra’isul wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo munaasabadda ka hadlay ayaa ku dheeraaday muhiimadda ay midnimada leedahay iyo sida loogu baahan yahay in Soomaalida oo dhan ay uga wada shaqeeyaan mudnimada Ummadda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan xuska 1-da Luulyo u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan .

Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladdu ay ka shaqeyneyso ilaalinta midnimada Ummadda Soomaaliyeed shacabkana looga bahanayahay inay dowladda ku tagaeeraan arrintaasi.

IMG_3116 IMG_3117 IMG_3141 IMG_3146 IMG_3150 IMG_3151 IMG_3155 IMG_3158 IMG_3162 IMG_3163 IMG_3170 IMG_3187 IMG_3192 IMG_3199 IMG_3202 IMG_3203 IMG_3204 IMG_3222 IMG_3227 IMG_3230 IMG_3240 IMG_3248 IMG_3254 IMG_3256 IMG_3264 IMG_3266 IMG_3267 IMG_3268 IMG_3272 IMG_3273 IMG_3274 IMG_3278 IMG_3280 IMG_3289 IMG_3290 IMG_3292 IMG_3294 IMG_3298 IMG_3302 IMG_3303 IMG_3304 IMG_3306 IMG_3308 IMG_3313 IMG_3315 IMG_3317 IMG_3318 IMG_3322 IMG_3328 IMG_3330 IMG_3331 IMG_3334 IMG_3338 IMG_3344 IMG_3346 IMG_3349 IMG_3353 IMG_3357 IMG_3361 IMG_3362 IMG_3364 IMG_3372 IMG_3373 IMG_3376 IMG_3381 IMG_3384 IMG_3385 IMG_3386 IMG_3387 IMG_3389 IMG_3393 IMG_3394 IMG_3396 IMG_3397 IMG_3399 IMG_3403 IMG_3405 IMG_3408 IMG_3411 IMG_3414 IMG_3417 IMG_3420 IMG_3423 IMG_3425 IMG_3430 IMG_3431 IMG_3451 IMG_3459 IMG_3466 IMG_3476 IMG_3480 IMG_3482 IMG_3491 IMG_3502 IMG_3503 IMG_3515 IMG_3517 IMG_3519 IMG_3521 IMG_3522 IMG_3530 IMG_3532 IMG_3541 IMG_3543 IMG_3545 IMG_3551 IMG_3553 IMG_3556 IMG_3560 IMG_3574

Sawir qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Tartamayaasha Warta Nabadda oo caawa u soo gudbay wareega afarta (Semi final)

Next Post

Wakiilka Midowga Afrika: Soomaaliya waxey haysa dhabbaha Nabadda iyo Xasiloonida

Next Post
Wakiilka Midowga Afrika: Soomaaliya waxey haysa dhabbaha Nabadda iyo Xasiloonida

Wakiilka Midowga Afrika: Soomaaliya waxey haysa dhabbaha Nabadda iyo Xasiloonida

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In