Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo cambaareeyay qaraxii Istanbul

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo cambaareeyay qaraxii Istanbul
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriaydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud , ayaa si adag u cambaareeyay Weerakii kooxda Argagixisada ah ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbul.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaayay weerakaas mid waxuushnimo ah, waxa uuna xusay in ujeedka Argagixisadu leedahay ay tahay in ay laayaan dadka maatida ah, loona baahan yahay in caalamku ay u midoowaan la dagaalan kooxaha caadeestay daadinta dhiiga dadka aan waxba galabsan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xasan Sheekh ,ayaa tacsi u direy Madaxda dowladda Turkiga iyo ehelada dadkii ku dhintay weerakaas, sidoo kalana wuxuu alle uga baryay in uu deg deg u bogsiiyo kuwa ku dhaawacmay falkaas argagixisnimo.

“Anigoo ku hadlayo magaca umada Soomaaliyeed waxaan tacasi udirayaa Madaxda dowlada Turkiga iyo Shacabkii ay wax yeelada ka soo gaartay weerarka kooxda Argagixisada ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Istanbuul,waxaana alle ugu baryaa dadkii ku dhaawacmay in alle deg deg caafimaad siiyo, ayuu yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Weerarka ka dhacay garoonka diyaaradaha Istanbuul waxaa ku naf waayay 36 ruux, waxaana sido kale ku dhaawacmay 147 kale.

Previous Post

Tababar ka furmay wasaaradda warfaafinta

Next Post

Culimada Soomaaliyeed oo deeq raashiin ah loo qeybiyay

Next Post
Qaxooti Yamaniyiin ah oo deeq raashiin ah la gaarsiiyay

Culimada Soomaaliyeed oo deeq raashiin ah loo qeybiyay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In