Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho kadib ka qeybgalkiisa  Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka soo qeybgaley Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika oo 17—18 July, ka socday magaalada Kigali ee dalka Jamhuuriyadda Rwanda.

Shir Madaxeedka ayaa intaanu soo xirmin waxaa uu isku raacay in dib loo dhigo doorashada hoggaanka cusub ee Guddiga Sare ee Midowga Afrika. Madaxda Afrika ayaa isku afgartey in doorashada ay bisha January ka dhacdo magaalada Addis Ababa.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Ajendaha kale ee doorashada looga hadley waxaa ka mid ah miisaaniyadda Midowga Afrika, xasaradda dalka Jamhuuriyadda Suudaan iyo arrimo kale.

Madaxweynaha ayaa intii uu joogay magaalada Kigali waxaa uu kula kulmey hoggaamiyeyaasha dalalka Suudaan, Masar, Djibouti, Kenya iyo Ethiopia.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay xubno ka tirsan labada gole.

Previous Post

Wasaaradda caafimaadka oo bilowday buufinta cayayaanka cudurada dhaliya “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaan Faahfaahiyay Qasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Deegaanka owdiinle SAWIRO

Next Post
Xildhibaan Faahfaahiyay Qasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Deegaanka owdiinle SAWIRO

Xildhibaan Faahfaahiyay Qasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Deegaanka owdiinle SAWIRO

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In