Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo ku dhawaaqay waqtiga shirka maamul usameynta gobolada dhexe furmayo iyo Caasimada maamulkaas

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ku dhawaaqay waqtiga shirka maamul usameynta gobolada dhexe furmayo iyo Caasimada maamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War hadda naga soo gaaray Magaalada Dhuusa mareeeb ee gobolka galgaduud ayaa waxaa uu sheeegayaa in madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta halkaa gaaray uu soo xiray shirkii dib u heshiisiinta ee bilihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusa mareeeb waxaana uu madaxweynuhu khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay xiritaanka shirkaas.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in 11 bishaan oo ku beegan maalinta sabtiga ah uu magaalada Cadaado ee gobolka galgaduud ka furmi doono shirka maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud halkaa oo dhawaanahaanba ay ka soctay qaban qaabo iyo diyaar garow loogu jiro qabsoomida shirkaas maamulka Ximan iyo xeeb ayaana diyaariyay xaruntii shirkaas lagu qaban lahaa.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

Mudane Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa uu sidoo kale ku dhawaaqay halka ay noqo doonto caasimadda Maamulk loo dhisayo goboladaas waxaana uu madaxweynahu sheegay in ay noqo doonto magaaladda dhuusa mareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud oo uu hadda ku sugan yahay waxaana uu madaxweynuhu ugu baaqay guud ahaan bulshada gobolada dhexe in ay ka mideysnaadaan in yeeshan maamul loo dhanyahay isla markaa waxaa uu kula dar daarmay in maamulkaas ay garab istaagaan.

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya oo maanta Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Jubaland

Next Post

DHAGEYSO :Khudbadii madaxweynuhu ka jeediyay Dhuusa mareeb

Next Post
Madaxweynaha: “Socdaalkeyga Dhuusamareeb waxaan ku soo arkey shacab diyaar u ah inay heshiiyaan, maamulna dhistaan’’

DHAGEYSO :Khudbadii madaxweynuhu ka jeediyay Dhuusa mareeb

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In