Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Koonfur galbeed-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Koonfur galbeed-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah oo ay wehliyaan xubno katirsan golayaasha dowlada ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkasoo uu booqasho ku tagey islamarkaana kulamo kula qaatay ma’uuliyiinta mamaulka Koonfur galkbeed,odayasha dhaqanka iyo saraakiisha ammaanka dowlada Soomaaliya.

Ujeedada socdaalka madaxweynaha oo ku qotontay xog wareysi iyo ka talobixinta halka ay marreyso xulista barlamanaka mamaulka Koonfur galbeed ayaa waxaa munaasbad lagu qabtay magaalada Baydhabo sharraxaad ka bixiyaya halka ay mareyso xulsita barlamaanka iyo habka loo marayo Suldaan Warsame Caliyow Ibrow oo katirsan odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

Madaxweynaha mamaulka Koonfur galbeed mudane Shariif XasanSheekh Aadan ayaa uga mahadceliaya madaxweyanha qaranka sida uu ugu howlanyahay sal u dhigida qaranaimada Soomaaliya,isagoo ka hadlay xalado bani’aadnaimo oo kajira deegaanada qaar iyo wadooyinka isku xira magaalooyinka ku yaala deegaanada koonfur galbeed oo ay arggaxisadu qalalaaso ka wadaan iyo sida mamaulku u doonayo iyo sida uu maamulku u doonayo in uu bulshada ku qanciyo soo xulista golaha wakiilada.

Madaxweynaha jamhuuriyadad Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamauud oo khudbad u jeediyaya boqolaal shacabka Koonfur galbeed ah iyo mas’uuliyiinta maamulka ayaa ugu horeyn uga mahadceliayya maamulka Koofur galbeed ee uu madaxweyne Shariif Xasan horkacayao isbedelka mudada kooban ay ka dhaliyeed deeganadaasi waxa uuna ka hadlay sida dowladu u dooneyso in loo dhameystiro barlamaanka uu yeelanayo maamulka.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha jamhuuriyadad Soomaaliya waxa tilmaamay in dowladu aanay ka daali doonin toosinta wadada uu dalkani ku garaayo doorasho iyo dimaqradiyad.

Madaxweynaha Soomaaliya aya aintaa kadib kulamo gaar  gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta maamaulka Koofur galbeed saraakisha ciidmaada iyo odyaasha dhaqanka iyadoo isla galabta uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

IB0A1619 IB0A1620 IB0A1623 IB0A1627 IB0A1629 IB0A1630 IB0A1639 IB0A1695 IB0A1703 IB0A1722 IB0A1736 IB0A1737 IB0A1738 IB0A1775 IB0A1804 IB0A1808 IB0A1854 IB0A1857 IB0A1858 IB0A1865 IB0A1873 IB0A1875 IB0A1895 IB0A1898 IB0A1904 IB0A1905 IB0A1907 IB0A1919 IB0A1925 IB0A1929 IB0A1930 IB0A1932 IB0A1944 IB0A1964 IB0A1975 IB0A1983 IB0A1988 IB0A2041 IB0A2064 IB0A2069 IB0A2070 IB0A2076 IB0A2088 IB0A2095 IB0A2112 IB0A2116 IB0A2118 IB0A2134 IB0A2185 IB0A2203 IB0A2215 IB0A2227 IB0A2234

Previous Post

Golaha xukuumadda oo meel mariyay Siyaasada Caafimaadka iyo Dawada-Sawirro

Next Post

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Agaasimayaal La Socda Oo Xalay Casho Sharaf Loogu Sameeyay Khartoum “Sawirro”

Next Post
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Agaasimayaal La Socda Oo Xalay Casho Sharaf Loogu Sameeyay Khartoum “Sawirro”

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Agaasimayaal La Socda Oo Xalay Casho Sharaf Loogu Sameeyay Khartoum "Sawirro"

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In