Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo la kulmay mas’uul QM ka tirsan

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan oo Jarmalka kaga qeybgalaya shirka caalamiga ee amniga iyo Ka hortagga xasaradaha dunida
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka wakiilka Qaramada midoobey ee Soomaaliya ahna isku duwanaha dhanka bani’aadanimada, Peter D’Clecq iyagoo ka hadlay xaaladda bani’aadanimo ee Soomaaliya iyo shirka caalamaiga ah ee looga hadlayo bani’aadnaimada ee ka furmaya dalka Turkiga todobeedka soo socda.

Madaxweynaha iyo wkaiilka ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladda qaxootiga Soomaaliyed ee kusuga xeryaha qaxootiga kadib markii ay dowlada Kenya sheegtay inay qaarkood xiri doonto, Daa’uuud Aweys Jaamac afhayenka madaxtooyada ayaa  warbaahinta u sheegay in kulankan uu ahmiyada.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Sidoo kale barnaamijka horumarinta qaranka oo bedelaya heshiiskii hiigsiga cuusb ee new deal ayaa afhayeenku sheegay in uu yahay mid ka duwan kii hore maadaama barnaamijkan maamulkisa ay Soomaaliya leedahay.

22 bishan May,  ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa ka dhici doona shir looga hadli doono xaaladda dalka, iyadoo sidoo kale waxyaabaha laga hadli doono ay kamid tahay xaaladda bani’aadanimada dalka.

Previous Post

Ciidanka XDS oo howlgal qorsheysan ka wada gobolka Shabeelaha Hoose

Next Post

Wasiirka howlaha guud oo lagu wareegayay qalab xafiiseed

Next Post
Wasiirka howlaha guud oo lagu wareegayay qalab xafiiseed

Wasiirka howlaha guud oo lagu wareegayay qalab xafiiseed

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In