Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo shacabka uga tacsiyeeyay geerida ku timid dhalinyaro Soomaali ah oo tahriib ugu socday Yurub

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo shacabka uga tacsiyeeyay geerida ku timid dhalinyaro Soomaali ah oo tahriib ugu socday Yurub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsiu u diray qoysaskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo doon ay la qalibantey xilli ay ku sii jeedeen qaaradda Yurub.

“Innaa Lillahi wa Innaa Ileyhi Raajiicuun. Waa geeri xanuun badan oo ina wada taabatey. Dhalinyaradaasi waxay ka baxeen Soomaaliya oo dhan, waana arrin murugo leh in dhalinyaradeena ay safaradaasi khatarta ah naftooda ku waayaan’’, ayuu yiri Madaxweynaha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shilkan naxdinta badan uu muujinayo baahida loo qabo in la kordhiyo wacyigelinta la xiriirta ka hortagga tahriibka iyo safarada khatarta ah.

Waxaa uu Madaxweynaha intaa ku darey in wallow dalka ay ka jiraan duruufo adag, haddana loo baahan yahay in dhammaan shacabka Soomaaliyeed, waalidiinta iyo dowladda ay ka wada shaqeeyaan sidii loo baajin lahaa safaradan khatarta ah ee dhalinyaradeena ay ku le’anayaan, lagana shaqeeyo in fursado loo abuuro dhalinyarada.

Ugu dambeyn waxaa uu Madaxweynaha Ilaahay uga baryey marxuumiinta dhimatey inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, qoysaskii iyo eheladii ay ka tageenna uu samir iyo iimaan ka siiyo –Aaamiin.

Previous Post

Wasiir Maareeye iyo Safiirka Sweden oo ka wadahadlay horumarinta Warbaahinta Soomaaliya

Next Post

Shirki dib u  soo kabashada dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Shirki dib u  soo kabashada dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Shirki dib u  soo kabashada dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In