Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo ubax dhigay taallada S. Y. L. hambalyana u diray dhallinyarada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ubax dhigay taallada S. Y. L. hambalyana u diray dhallinyarada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa maanta ubax dhigay taallada  SYL ee magaalada Muqdisho munaasabadda maallinta dhallinyarada awgeed oo ku asteysan maanta oo ah 15 May.

Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 15-ka May, wuxuuna xusay taariikhda dhallinyaradi Soomaaliyeed ee aas aastay ururkii SYL  oo uu tilmaamay in ay nooga tageen dhaxal aan duugoobeeynin.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Sidoo kale madaxweynaha ayaa kula dardaarmay dhallinyarada Soomaaliyeed in ay usoo jeestaan horumarinta dalkooda, wuxuuna hoosta ka xariiqay in dowladdu ay dadaal badan ku bixineyso daryeelka dhallinyarada iyadoo shaqooyin loo abuurayo.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay dhallinyarada Soomaaliyeed horumar iyo baraare, isagoo ku boorriyay iney ka joogsadaan tahriibka.

Dhinaca kale madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray labo waddo oo maamulka gobolka Banaadir uu dib u dhis ku sameeyay,  kuwaasoo kala ah waddada isku xirta Sayidka ilaa suuqa Bakaaraha iyo wadda Buulo Xuubeey.

Madaxweynaha ayaa ku amaanay maamulka gobolka Banaadir dhismaha waddooyinkaasi, isagoo sheegay in dalku uu hore u dhaqaaqay islamarkaana ay soo laabteen adeegyadii bulshada.

.

Previous Post

Qaban qaabada munaasabado lagu xusayo maalinta dhallinyarada oo ka socota Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha: “Maalinta dhalinyarada waxay ina xusuusineysaa muhimadda ay midnimada u leedahay shacabka Soomaaliyeed” +Sawirro

Next Post
Madaxweynaha: “Maalinta dhalinyarada waxay ina xusuusineysaa muhimadda ay midnimada u leedahay shacabka Soomaaliyeed” +Sawirro

Madaxweynaha: “Maalinta dhalinyarada waxay ina xusuusineysaa muhimadda ay midnimada u leedahay shacabka Soomaaliyeed" +Sawirro

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In