Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Makkah ee dalka Sucuudiga iyadoo ay wehliyaan wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya,Cabdi Salaan Hadliye Cumar,Wasiiru dowlaha madaxtooyada mudane Mahad Maxamed,Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo mas,uuliyiin kale.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...






























