Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo la kulmay Suxufiyiinta Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Qalabka Warbaahinta Qaranka u marsiiyay Hambalyada Ciidda Dadweynaha Soomaaliyeed isagoo u rajeeyay in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan nabad, horumar iyo cadaalad.

Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ayaa khudbaddiisa uga hadlay Arrimaha Siyaasadda, Amniga iyo Horumarka Dowladda Soomaaliya ay kula jirto dagaalka Ka dhanka ah Argagixisada.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dadkii sida qardarrada aheyd sanadkaan gudihiisa ay ugu dileen kooxaha argagixisada Al-Shabaab, isagoo kuwa ku dhaawacmayna u rajeeyay in ay si dag dag ah u bogsoodaan.

Madaxweyanaha ayaa soo hadlay qaaday doorashada Sanadkan la filayo in ay ka dhacdo Dalka, waxaana uu Xusay in ay noqon doonto 47 Sano kadib in markii ugu horreysay ay doorasho Cod dadweyne ah ay ka dhaceyso Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay si wadajir ah uga qeybqaataan doorashada ka dhici doonto Soomaaliya.

Mar uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud Soo hadalqaaday Dagaalka Dowladda ay kula jirto Al-shabaab, waxa uu xusay in Soomaaliya ay kamid tahay dalalka ku guuleystay la dagaallanka Argagixisada, Isagoo tusaale u soo qaatay weerarada sanadkaan ka dhacay dalal badan oo kamid ah wadamada uu daganaanshaha ugu wanaagsan ee calamku ku jira.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shacabka iyo qarankaba u rajeeyay nabad iyo horumar, isagoo kula dardaarmay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka wada qeybqaataan horumarka dalka iyo dib uga soo kabashada coladda Sokeysa ee uu dalku soo maray.

Previous Post

Mashaariic laga hirgeliyay degmada Walaweyn-Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Uganda oo dhaliilay qaabka ay u howlgalaan ciidamada AMISOM

Next Post
Madaxweynaha Uganda oo dhaliilay qaabka ay u howlgalaan ciidamada AMISOM

Madaxweynaha Uganda oo dhaliilay qaabka ay u howlgalaan ciidamada AMISOM

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In