Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Pakistan oo ku boorriyay shacbkiisa iney ka fogaadaan xuska maalinta jaceylka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Pakistan oo ku boorriyay shacbkiisa iney ka fogaadaan xuska maalinta jaceylka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Pakistan, Mamnoon Hussain, ayaa shacabka dalkiisa ku boorriyay iney ka fogaadaan  xuska maalinta jaceylka ama Valentine, oo ku beegan beri oo Axad ah 14 fep.

Mamnoon Hussain madaxweynaha Pakistan ayaa sheegay in arintaasi aysan saameyn ku laheyn dalkiisa, isagoo tilmaamay in xuska maalintaasi uu ka soo horjeedo diinta Islaamka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Hadalka madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya iyadoo maamulka degmada Kohat ee waqooti galbeed Pakistan uu mamnuucay iibinta ubaxa ama dharka loogu dabaaldego maalinta Jaceylka.

Maamulka magaalada Peshawar ee dalkaasi ayaa sidoo shalay mamnuucay u dabaaldegga maalinta jaceylka, isagoo micno la’aan ku tilmaamay xuska maalintaasi, inkastoo marki dambe uu maamulku ka laabtay go’aamkaasi kaddib markii ay ka soo horjeesteen mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Sh/Dhexe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqday deegaanka Biya cadde

Next Post

Golaha Wasiirada oo yeeshay Kulan gaar ah oo looga hadlayay dib u eegista Dastuurka KMG ah+Sawirro

Next Post
Golaha Wasiirada oo yeeshay Kulan gaar ah oo looga hadlayay dib u eegista Dastuurka KMG ah+Sawirro

Golaha Wasiirada oo yeeshay Kulan gaar ah oo looga hadlayay dib u eegista Dastuurka KMG ah+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In