Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo maanta furey Mashruuca ka soo kabashada isbedel Cilmilada Soomaaliya”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntland oo maanta furey Mashruuca ka soo kabashada isbedel Cilmilada Soomaaliya”sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19-1-2015 daah-furay Mashruuca Latacaalidda iyo kasoo Kabashada Isbedelka Cimilada Soomaaliya.

Shirweynahakani lagu daah furayey mashruucani oo ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland, ayaa waxaa sidoo kale kasoo qeyb galay wasiiro katirsan maamulka Puntland, masuuliyiin ka socday Hay’adaha ka howlgala gudaha Puntland, wafdi ka socday maamulka Federaalka Soomaaliya, Gudoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Puntland qeybtood iyo marti sharaf kala duwan oo ka socday bulshada rayidka ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad taariikhi ah ka jeediyey madashii shirweynaha ayaa sheegay in uu si aad ah ugu faraxsan yahay in maanta uu daah-furay Mashruuca Latacaalidda iyo kasoo Kabashada Isbedelka Cimilada Soomaaliya.

‘Maamulka puntland si qoto dheer ayey ula socotaa in cimilada isbadalaysa ay tahay mid kamid ah khataraha daran ee soo wajahay dunida, khatartani ma’ahan mid dhib ku ah deegaanka oo keliya, laakiin waxaa ay helis ku tahay amniga qaranka, amniga dunida, dhaqaalaha iyo saboolnimada dunida ” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

Madaxweyne Gaas ayaa ku baaqay in la garwaaqsado in bur-burka deegaanadeena iyo intifaacsiga xad dhaafka ah ee kheyraadka deegaanka, dhuxulshidista, dhir jarista iyo weliba ugaarsiga sharci darada ahi ay dhammaan ka qeyb qaataan doorsoonka xaaladda cimilo ee guud ahaan dunida.

” Waxaan ugu baaqayaa dhammaan Hay’addaha madasha jooga iyo bulsho weynta Puntland iyo Soomaaliyaba in ay laban-laabaan dadaalkooda ku aadan gudbinta fariinta isbedelka cimilada ” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

” Waxaan jeclaan lahaa inaan u sheego GEF, UNDP iyo maamulka Federaalka Soomaaliya inaanu ku faraxsanahay in aanu helno mashruucii ugu horeeyey ee ku aadan isbedelka cimilada, baahina loo qabo in la soo balaariyo fikradaha noocaan oo kale ah” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas

Dhinaca kale Madaxweyne Gaas ayaa tilmaamay in maamulka Puntland ay ka go’antahay in si buuxda ay uga qeyb qaadato arrimaha waxkaqabashada isbedelka cimilada iyo maareynta deegaanka Soomaaliya.
IMG_0663

IMG_0665

IMG_0674

IMG_0675

IMG_0679

IMG_0687

IMG_0693

IMG_0698

IMG_0710

IMG_0711

IMG_0719

IMG_0731

IMG_0735

IMG_0737

IMG_0740

IMG_0743

IMG_0750

IMG_0751

IMG_0752

IMG_0771

IMG_0792

IMG_0796

IMG_0798

Previous Post

Duqii degmada Afgooye oo Miino loo aasay u geeriyooday

Next Post

DAAWO-Barlamaanka oo soo geba gebeeyay akhrinta labaad Hindise sharciyeedka Hanti dhowrka Qaranka

Next Post
DAAWO-Barlamaanka oo soo geba gebeeyay akhrinta labaad  Hindise sharciyeedka Hanti dhowrka Qaranka

DAAWO-Barlamaanka oo soo geba gebeeyay akhrinta labaad Hindise sharciyeedka Hanti dhowrka Qaranka

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In