Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan oo maanta Magacaabay Guddoomiye ku xigeeenka Siyaasadda Gobolka Banaadir

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo guul ku tilmaamay shirka IGAD
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo la soo gaarsiiyay Warbaahinta Qaranka ayaa waxaa uu Madaxweynuhu ku Magacaabay Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir kaa oo loo Magacaabay Mudane Maxamed Axmed Diiriye Xilkaasina waxaa horay u hayay Marxuum Maxamed Aadan Guuleed Caano Geel oo ku dhintay Qaraxii Hotelka Central .

Wareegtada ayaa waxaa lagu yiri markii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu dhageestay talo soo jeedinta Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka banaadir waxaa uu gartay in muhiim ay tahay in Xilkaas loo magacaabo Mas,uul ka bixi kara waxaana si rasmi ah loogu dhawaaqay Maanta oo Taariikhdu tahay 18 Bisha March 2015 ka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa  uu u rajeeyay Maxamed Axmed Diriye Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Ee Dhinaca siyaasadda uu Maanta Magacaabay in uu Mas,uuliyadda Culus Ee uu u Magacaabay uu uguto sidii loogu idmaday.

Previous Post

Qaar ka mid ah dadkii ku barakacay Dagaalkii Degmada Guriceeel oo Gar gaar la gaarsiiyay{SAWIRRO}

Next Post

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo qado sharaf u sameeyay Mas,uuliyiin hore”Sawirro”

Next Post
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo qado sharaf u sameeyay Mas,uuliyiin hore”Sawirro”

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo qado sharaf u sameeyay Mas,uuliyiin hore”Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In