Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Dalka Ereteriya

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha gudaha oo kulan Sagootin ah la qaatay Xubno ka tirsan Hay’adda UNHCR
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Dalka Ereteriya, ayaa wax uu kaga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya xiriirka Ereteriya iyo Soomaaliya iyo sidoo kale Arrimaha Gobolka.

“ Waxaan halkaan u imid in aan mudane Madaxweyne Isaias Afawerqi Madaxweynaha Ereteriya ka wada xaajoono sidii loo xoojin lahaa xiriirka labadda dal iyo sidii xaaladda Soomaaliya,gaar ahaan dagaalka lagula jiro Argagixisada laaskaga kaashan lahaa ”ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

Related posts

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026
Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026

Dhinaca kale Madaxweyne Xasan sheekh, ayaa xusay in Ereteriya weligeed la jirtay Soomaaliya garab istaagna siisay marar badan maantana ay ka go’an tahay ilaalinta xuduudaha lama taabtaanka ah ee Soomaaliya,isagoo uga Mahadceliyey Dowladda iyo Shacabka Ereteriya garab istaagga buuxa oo ay siiyaan Dowladda Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa boggaadiyay doorka Ereteriya ee ku aaddan caawinta Soomaaliya, ee la dagaalanka kooxda argagixisada iyo ilaalinta madax banaanideeda iyo midnimada dhuleed.

Waxa aan ugu mahadcelinaynaa taageerada joogtada ah oo ay Eritrea siiso Soomaaliya.

“Eritrea waligeed waxay la jirtay Soomaaliya, Waana uga mahadcelineynaa taas. Eritrea ayaa si weyn u taageertay Soomaaliya iyo dagaalka ka dhanka ah khawaarijta. Eriteriya waxa ay taageertay ilaalinta madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya waana Mawqifka caalamiga ah ee Ereteriya” ayuu yiri.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka XDS

Next Post

Booliska oo war ka soo saaray Qarax ka dhacay Xamarweyne

Next Post
Booliska oo war ka soo saaray Qarax ka dhacay Xamarweyne

Booliska oo war ka soo saaray Qarax ka dhacay Xamarweyne

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026
0

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In