Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Turkiga oo digniin u jeediyay Mareykanka

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Turkiga oo digniin u jeediyay Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalkaTurkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dowladda Mareykanka u jeedinayo codsigii ugu dambeeyay oo ay ka dalbanayaan in ay u soo gacan geliyaan wadaadka fadhigiisu yahay dalka Mareykanka ee Fetxulah Gulan kaas oo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay afgambigii fashilmay ee ku Turkiga ka dhacay 15 bishi Luulyo.

“Ha dhowaato ama ha hdeeraato Mareykanka  waa in uu kala doortaa Turkiga iyo Fethulah Gulan,” ayuu yiri madaxweyne Erdogan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Recep Tayyip Erdogan, madaxweynaha Turkiga ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Mareykanka ay horyaalaan labo ikhtiyaar oo kala ah in uu la shaqeeyo dowladda dimoqraadiga ah ama kooxda Fethulah Gulan

Madaxweynaha ayaa dadka Turkiga ugu baaqay in ay ahaadaan kuwo dhiifood isla markaana ka dhigtoon kuwa dhibaatada ka shaqeeya, isagoo sheegay in qaswadiyaasha  waqti kasta iyo meel kasta ka imaan karaan.

“Waa dooneynaa in aan ku soo gabagebeyno halkaan [Ankara]. Laakiin dadkeena ma rabaan in ay baneeyaan fagaariyaasha,” ayuu hadlkiisa ku daray Erdogan.

Madaxweynaha Turkiga ayaa sidoo kale sheegay in uusan u jeedin wax farqi ah oo u dhexeeya Daacish, PKK iyo Fethulah Gulan oo fadhigiisu yahay magaalada Pennsylvania ee dalka Mareykanka.

“Kuwa racsan Fethulah Gulan waa ay naftooda ka iibsadeen sheydaan,Daacish waa ay daadiyaan dhiiga dadka muslimka ah sidoo kale PKK waxaa ay muddo 30 sano ka badan daadinayeen dhiiga dadka waxayna dooneyaan in ay wadanka kala qeybiyaan, dhammaantoodna waa ay guul dareysan doonaan,” ayuu sheegay madaxweynaha.

Madaxweynaha Turkiga ayaa doonaya in la soo celiyo xukunkii dilka kaas oo baarlamaanka dalkaas looga fadhiyo in ay meel mariyaan.

XIGASHO: ANADOLU

Previous Post

SAWIRO: Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtey kismaayo, sheegayna in uusan ahayn Murasha Maxwaynaha Dalka

Next Post

Guddoomiyaha cusub ee degmada Kaxda oo xilka la wareegay-Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha cusub ee degmada Kaxda oo xilka la wareegay-Sawirro

Guddoomiyaha cusub ee degmada Kaxda oo xilka la wareegay-Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In