Friday, April 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha cusub ee degmada Kaxda oo xilka la wareegay-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha cusub ee degmada Kaxda oo xilka la wareegay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad uu xilka kula wareegayay guddoomiyaha cusub ee degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeybgalay guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir ee dhanka siyaasadda, mas’uuliyiin kale oo ka socda maamulka iyo qaar kamid ah dadweynaha degmadaasi ayaa lagu qabtay xarunta degmada Kaxda.

Guddoomiyihii hore ee degmada KaxdaC/ladiif Xasan Badawi ayaa xilka ku wareejiyay guddoomiyaha cusub mudane Ismaaciil Maxamed.

Related posts

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026

Mudane Maxamed Axmed Diiriye oo ah guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in isbedelka xilalka uu qeyb ka yahay ka shaqeynta horumarka, isagoo sheegay in loo baahan yahay in lala shaqeeyo guddoomiyaha cusub.

Guddoomiyaha cusub ee degmada Kaxda mudane Ismaaciil Maxamed  ayaa sheegay in howsha halkeedi ka sii wadi doono, waxaana uu ka codsaday bulshada ku dhaqan degmada iyo maamulka gobolka ay kala shaqeeyaan horumarka degmada.

13873241_1747817425457009_3167238642564286540_n 13876508_1747818088790276_704121058861921036_n 13892008_1747817895456962_3838689138874453306_n 13892157_1747818158790269_971102225862712789_n 13892356_1747816698790415_4364827003638604622_n (1) 13901379_1747816745457077_2164715817529939059_n 13901379_1747817168790368_9110438716728278341_n 13902596_1747817205457031_6847396172716012463_n 13906882_1747817035457048_2468575503355416810_n (1) 13912579_1747816932123725_207996523170218362_n 13921015_1747816435457108_2957004086299531694_n (1)

Previous Post

Madaxweynaha Turkiga oo digniin u jeediyay Mareykanka

Next Post

SAWIRO : Shirka golaha Wasiirrada Dowladd Goboleedka Jubbaland maxaa looga hadlay?

Next Post
SAWIRO : Shirka golaha Wasiirrada  Dowladd Goboleedka Jubbaland maxaa looga hadlay?

SAWIRO : Shirka golaha Wasiirrada Dowladd Goboleedka Jubbaland maxaa looga hadlay?

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026
0

Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In