Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Turkiga oo jawaab caro leh u diray Biden

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Turkiga oo jawaab caro leh u diray Biden
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Turkiga  Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku sheegay mid aan sal lahayn oo dhaawaceysa xiriirka labada dal, go’aankaiiuu madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku aqoonsaday “xasuuqa” Armenia.

Erdogan ayaa khudbad laga sii daayey taleefishinka ku faafahiyay rabitaanka  Mareykanka, isaga oo xusay taariikhda Mareykanka.

Related posts

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

“Madaxweynaha Mareykanka wuxuu jeediyey hadallo aan sal lahayn oo aan daacad aheyn,” ayuu yiri Erdogan.

Armenia ayaa sheegta in qiyaastii 1.5 milyan oo qof lagu dilay xasuuq ay gaysteen Cusmaaniyiinta intii uu socday dagaalkii koowaad ee adduunka.

Turkiga ayaa sheegay in dad Armenian u dhashay  iyo kuwa Turkish ahba la dilay xilli ay Cusmaaniyiinta la dagaalamayeen Ruushka iyo kooxo la saftay.

Hase yeeshee Turkiga ayaa si xooggan u beeniyay inay jirto siyaasad xasuuq oo ula kac ah, islamarkaana ereyga “xasuuq” aan xilligaas si sharci ah loo qeexin.

Erdogan ayaa sheegay in Biden uu u baahan yahay “inuu muraayadda isku eego” marka uu xasuuq ugu yeerayo dhacdooyin dhacay qarni ka hor.

Previous Post

Midowga Yurub oo Denmark ugu baaqay inay joojiso dib u celinta qaxootiga Suuriya

Next Post

Urur gobaleedka IGAD oo soo dhaweeyay dib u soo celinta wada hadalada doorashooyin

Next Post
Urur gobaleedka IGAD oo soo dhaweeyay dib u soo celinta wada hadalada doorashooyin

Urur gobaleedka IGAD oo soo dhaweeyay dib u soo celinta wada hadalada doorashooyin

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In