Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynayaasha Jubbland iyo Puntland oo kusoo wajahan Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynayaasha Jubbland iyo Puntland oo kusoo wajahan Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maalinta berri oo Sabti ah  ay ay ku beegantahay 21-bisha ayaa waxaa la filayaa in Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Golaha wadatashiga oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda dowlad Goboleed iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shalay ayaa qorsuhu ahaa in uu shirka furmo, balse uu dib u dhacay, waxaana Magalada Muqdisho ku sugan, Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha, Hir-Shabeelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Guddoomiye Cumar Filish.

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Saacadaha soo socda ayaa waxa la filayaa inay magaalada muqdisho ay soo gaaraan Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, kuwaas oo shirka qeyb ka ah.

Shirka Golaha wadatashiga qaranka ayaa waxaa looga hadli doonaa diyaar garowga Doorashooyinka Golaha Shacabka, diyaarinta habraacyada doorashooyinka, raadinta Dhaqaalaha ka dhiman ee ku baxaya doorashooyinka iyo sidii horey loogu socon lahaa.

Tags: Madaxweynayaasha Jubbland iyo Puntland oo kusoo wajahan Muqdisho
Previous Post

Booliska Gobolka Bari oo ka hadlay warar been abuur ah oo laga faafiyay

Next Post

Ciidanka xoogga oo ku dhawaad Tobon Argagixiso ku dilay Gobolka Shabeellaha Hoose

Next Post
Ciidanka xoogga oo ku dhawaad Tobon Argagixiso ku dilay Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka xoogga oo ku dhawaad Tobon Argagixiso ku dilay Gobolka Shabeellaha Hoose

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In