Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruuska oo kulmay iskuna qilaafay arrinta bariga dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruuska oo kulmay iskuna qilaafay arrinta bariga dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynayaasha dalalka Maraykanka iyo Ruushka oo kulan ku yeeshay New York ayaa isku khilaafay arrimaha Bariga dhexe iyo dagaalka ka socda Siiriya,  iyagoo khudbado lidi isku ah ka jeediyay Shirweynaha Qaramada Midoobay.

Vladimir Putin iyo Barack Obama oon wax kulan ah yeelan muddo 2 sano ah, ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay  magaalada New York,  kulankaasi ayaan wax natiijo ah kasoo bixin kadib markii ay labada dhinac isku afgaran waayeen qaabka loo wajahayo xal u helidda dagaalka ka socda dalka Siiriya.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Madaxweyne Obama ayaa khudbadii uu shalay ka jeediyay golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ku sheegay in loo baahan yahay in xal nabadeed laga gaaro arrinta dalka Suriya, isagoo meesha ka saaray in xukuumada Bashaar Al Asad ay xukunka sii heyn karto.

Hogaamiyaha Maraykanka ayaa qiray in Maraykanka kaligiis uusan xallin karin dhibaatooyinka dunnida ka jira, isla markaana diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan dal walba.

Vladimir Putin ayaa isagu khudbadiisa ku sheegay in loo baahan yahay in lala shaqeeyo dowladda Sharciga ah ee Siiriya, wuxuuna ka digay dalalka Reer Galbeedka inay dal walba faraha la galaan, isagoo sheegay in dalalka caalamka ay kala duwan yihiin loona baahan yahay in dal walba uu tixgeliyo dhaqanka iyo madax-banaanida dalalka kale

Previous Post

Wasaaradda amniga gudaha oo diyaarisay qorshayaal lagu adkeynayo amniga

Next Post

Akhriso: Khudbaddii Madaxweynaha uu ka jeediyay shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya

Next Post
Akhriso: Khudbaddii Madaxweynaha uu ka jeediyay shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya

Akhriso: Khudbaddii Madaxweynaha uu ka jeediyay shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In