Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynayaasha Turkiga,Ruushka iyo Iiraan oo ka wada Xaajoonaya Xaaladda Suuriya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynayaasha Turkiga,Ruushka iyo Iiraan oo ka wada Xaajoonaya Xaaladda Suuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Turkiga ayaa maanta oo arbaco ah martigelineysa shir saddex geesood ah oo looga hadlayo Xaaladda cakiran ee ka taagan dalka Suuriya,wuxuuna shirka u dhaxeeya madaxweynayaasha Turkiga,Ruushka iyo Iiraan.

Sidoo kale,shirka oo ka dhacaya magaalada Ankara ayaa diirada lagu saari doonaa horumarada la taaban karo ee lagu tallaabsaday 7-dii sano ee dagaalada sokeeye ay socdeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynayaasha Ruushka iyo Iiraan, Vladimir Putin  iyo Hassan Rouhani ayaa talaadadii gaaray magaalada Ankara,waana markii labaad oo hogaamiyaashan kulmaan tan iyo bishii November kana wada xaajoodaan Xaaladda Suuriya.

Dowladaha Ruuska iyo Iiraan ayaa taageera Dowladda Suuriya,halka Xukuumadda Ankara ay taageerto Mucaaradka Qunyar socodka ah,waxayna Dowladdahan si dhow iskaashi uga leeyihiin xalinta khilaafka ka taagan Suuriya tan iyo sanadkii hore.

Wada hadaladii hore ayaa waxay ka dhaceen dalka Ruushka gaar ahaan magaalooyinka Sochi iyo Astana ee caasimada u ah magaalada Kazakh.

Xiriirka u dhaxeeya Dowladaha Ruushka iyo Turkiga ayaa aad u wanaagsan,waxaana wadahadalada hadda ka furmaya dalka Turkiga lagu gorfeyn doonaa caqabadaha ka jirta Suuriya iyo sida lagu xalin karo,sidoo kale waxaa la isla soo hadal qaadi doonaa sida Shacabka Suuriya xagga bini-adanimada looga caawin lahaa

Previous Post

Sidee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay u Qaadaa Kiisaska Dacawadah ee Soo Gara

Next Post

Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac oo maantay ku geeriyootay Magaalada Hargeysa

Next Post
Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac  oo maantay ku geeriyootay Magaalada Hargeysa

Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac oo maantay ku geeriyootay Magaalada Hargeysa

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In