Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Erdogan oo furay shirweynaha Caalamiga ah ee bani’aaddannimadal

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Erdogan oo furay shirweynaha Caalamiga ah ee bani’aaddannimadal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakaalada Wararka dalka Turkiga Anaaduul ayaa sheegtay in  shirweynaha caalamiga ee looga hadlayo arrimaha wax ka qabashada xaladda bai’aadanimada ayaa si rasmi ah maanta uga furmay Magaalada Istanbuul.

Shirweynahan oo ay soo qabanqaabisay Qaraamada Midoobay, muddo laba maalin ahna socon doono ayaa waxaa Somaaliya uga qeyb galayaa Wafdi sare uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Sida Wakaaladu shaacisay howlaha shirkaasi ayaa lagu bilaabay Quraac  oo ay ka  qeyb galeen Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan  iyo hogamiyeyaasha Caalamaka shirka isugu yimid, waxaana khudbad ka jeediyay Madaxweyne Erdogan oo isaga marti loo yahay..

Shirkan ayaa muddada uu socodo waxaa kaloo looga doodayaa nidaamka caalamiga ah ee  kaalmada bani’aadannimada, waxaana ka qeyb qaadanayaa ku dhawaad 70 Madaxweyne iyo Raisul wasaarayaal isugu jira, iyo sidoo kale  hay’ado Dowli ah  siiba kuwa ka howlgala arrimaha masiibooyinka.

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid ah madaxda lagu casuumay ee ka qeybaleysa shirkaasi.

Previous Post

SAWIRO “Ciidanka Xoogga Dalka oo Gurmad u fidiyay Dadka fatahaada iyo Dagaalka uu ku saameeyay baladwayne”

Next Post

Tababar maanta loo furay shaqaale ka tirsan wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska

Next Post
Tababar maanta loo furay shaqaale ka tirsan wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska

Tababar maanta loo furay shaqaale ka tirsan wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In