Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Erdogan oo Hoggaamiyaasha Yurub ku tilmaamay Maxaabiis

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Erdogan oo Hoggaamiyaasha Yurub ku tilmaamay Maxaabiis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War Saxafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, Isniintii shalay ayaa lgu sheegay in Ankara aysan ogolaan doonin in arrinta hubka Nukliyeerka ee Isra’iil laga saaro ajandayaasha Caalamiga ah, waxuuna intaa ku daray in waddamada reer galbeedku ay taageero walaaltinimo u muujiyeen Isra’iil, taas oo uu ku tilmaamay inay tahay wax laga xishoodo.

Erdogan, ayaa sheegay in shirkii golaha wasiirada reer galbeedku ay isku dayeen in ay u qiil ka bixiyaan waxa uu ku tilmaamay dambiyada ka dhanka ah bini’aadannimada ee ay Israa’iil ka geysatay magaalada Qaza.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Madaxweynaha Turkiga ayaa hoggaamiyeyaasha Yurub ku tilmaamay maxaabiis ceebeed, waxuuna wacad ku maray in dalkiisu uusan ogolaan doonin in barnaamijka Nukliyeerka ee Isra’iil laga saaro ajendaha caalamiga ah.

Tan iyo markii uu bilowday dagaalka Ciidamada Israa’iil, waxay marinka Qaza ka geysteen xasuuq ba’an oo ka dhan ah shacabka reer Falastiin.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo u hambalyeeyay Macallimiinta Soomaaliyeed

Next Post

Wasaaradda Difaaca iyo Hay’adda SoDMA oo wadajir ugu gurmanaya dadka ay saameeyeen fatahaadaha

Next Post
Wasaaradda Difaaca iyo Hay’adda SoDMA oo wadajir ugu gurmanaya dadka ay saameeyeen fatahaadaha

Wasaaradda Difaaca iyo Hay'adda SoDMA oo wadajir ugu gurmanaya dadka ay saameeyeen fatahaadaha

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In