Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Kulamo la yeelanaya Masuuliyiinta Galmudug & Bulshada Dhuusamareeb

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo Kulamo la yeelanaya Masuuliyiinta Galmudug & Bulshada Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug kulamo kula leh maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada.

Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay gaaray Dhuusamareeb waxaana loo sameeyay munaasabad ballaaran oo soo dhaweyn ah,iyadoo maanta lagu wado in uu kulamo la yeesho mas’uuliyiinta Galmudug,waxgaradka iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa siweyn loo adkeeyey,iyadoo ay ku sii qulqulayaan madaxda Dowlada Goboleedyada iyo wafuud caalami ah,kuwaasi o ka qeybgalaya munaasabadaasi.

Dhanka kale Caasimadda Galmudug ayaa waxaa saacadaha soo socda gaari doona Wafdi ka socda Beesha Caalamka kaas oo ka qeyb gali doona shirweynaha dhamaystirka heshiiiskii Galmudug iyo ahlusana.

Previous Post

Ciidamada Dowladda oo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo hubkooda ku qabtay duledka Baydhabo

Next Post

Shir looga hadlayo abaarihii Dalka ka dhacay oo ka furmay Magaalada Baydhabo

Next Post
Shir looga hadlayo abaarihii Dalka ka dhacay oo ka furmay Magaalada Baydhabo

Shir looga hadlayo abaarihii Dalka ka dhacay oo ka furmay Magaalada Baydhabo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In