Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhinacyadii horay ugu dagaalamay Marka “Dhageyso”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhinacyadii horay ugu dagaalamay Marka “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka magaalada Marka kula kulmay dhinacyadii ku dagaalamayay magaalada marka oo dhowaan ay heshiisiiyeen ciidanka 14-ka October ee xoogga dalka.

Related posts

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026

Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha dalka ayaa khudbad u jeediyay dhinacyadaan oo uu kula kulmay meel fagaaro ah, iyadoo madaxweynuhu uu kula dardaarmay in aysan dib ugu laabadan kala qaybsanaantii Qabiilka iyo colaadihii mudada dheer soo jiitamayay.

Guddoomiyaha magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose Xasan Cumar Macalin oo waraysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay dhinacyada uu la kulmay madaxweynaha inay aad u soo dhoweeyeen dadaalada dowladda ay ku bixinayso xal u helida magaalada Marka.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/10/cod-Gudoomiyha-marko.mp3

Madaxweynaha JFS Mudane Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay tagay magaalada marka ayaa xalay ku hoday magaaladaas iyadoo madaxweynuhu uu kala kulmay qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo garab istaagtay Boqortooyada Sacuudiga

Next Post

Raiisul Wasaare Khayre oo Jowhar ka dhagax dhigayo mashaariic horumarineed

Next Post
Raiisul Wasaare Khayre oo Jowhar ka dhagax dhigayo mashaariic horumarineed

Raiisul Wasaare Khayre oo Jowhar ka dhagax dhigayo mashaariic horumarineed

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

April 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In