Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Xalay ku hoyday Caasimadda Galmudug ee dhuusamareeb

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo Xalay ku hoyday Caasimadda Galmudug ee  dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa xalay ku hoyday Magaalada dhuusamareeb ee Xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Gobolada dhexe.

Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajoย Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa shalay galinkii dambe gaaray Magaalada dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad goboleedka Galmudug hal kaasoo ay ku dhaweeyeen xubno ka tirsan dowladda Federaalka Somaaliya,Galmudug, Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Farmaajo ayaa safar dhulka ah ku tegan Magaalada dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug iyadoo socdaalkiisa ay ku wehlinayeen madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo xubno ka tirsan Golayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi ayaa xalay kulamo kala duwan la qaatay madaxda Galmudug,qeybaha bulshada iyo qaar ka tirsan madaxda Maamulada qeybta ka ah dowladda dhexe kuwaasoo ku sugan Magaalada dhuusamareeb sida madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare.

Maanta ayaa la filayaa in uuย Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya kulamo kale la qaato qeybaha bulshada iyadoo halkaasi ay gaari doonaan madaxda maamulada kale sida Jubbaland ,Puntland iyo koonfur galbeed Soomaaliya kuwaas ooย  goobjoog ka noqon doona dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo ahlusuna ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayna garwadeen ka ahayd Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa gaari doona sida uu qorshu yahay Degmooyinka Cabudwaaq iyo Guraceel oo ka mid ah deegaanada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.

Socdaalkaย Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliyaย mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo uu ku marayo deegaanada hoos yimaada dowlad goboleedyadaย  Puntland iyo Galmudug gobolada dhexe ayaa qeyb ka ah dadaalada Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ugu kuurgalayso baahiyada ay qabaan bulshada Soomaaliyeed iyo xoojinta Dowladnimada.

Safarkaย mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajoย Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa baal dahaba ka galay taariikhda Dowladnimada Soomaaliya maadaama uu yahay Madaxweynihi ugu horeeyay oo safar dhulka ah ku maray afar Gobol oo ka tirsan Dalka iyadoo Shacabka Soomaaliyeed ay u dhaweeynayeen si haanan sare leh.

Previous Post

Sawirro: kulankan lagu soo dhoweynayey dhismaha wadada isku xiridoonta deegaanada kalabayr iyo caluula Oo Ka Qabsoomay boosaaso

Next Post

Somali National Army conduct operation in middle Shabelle

Next Post
Somali National Army conduct operation in middle Shabelle

Somali National Army conduct operation in middle Shabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In