Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer howleed ku tagay wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug.

Siihayaha Wasiirka ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug Axmed Cisman Aadan ayaa Madaxweyne ku xigeenka ku soo dhaweeyay xarunta wasaaradda isagoo uga warbixiyay Howlaha ka socda wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa sheegay in wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug looga baahan yahay meel marinta Howlihii dib-u-heshisiineed oo muhiim u ah guud ahaan Bulshada Galmudug.

Sidookale Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha guddaha federaalka iyo dib-u-heshisiinta Galmudug loo soo magacaabi doono Wasiir waxaana inta lasoo magacaabayo siihaye ka ah wasaaradda Wasiir ku xigeenka wasaaradda Axmed Cismaan aadan.

Previous Post

Wasaaradda Ganaciga oo soo saaraysa diiwaan gelin Online ah “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir kuxigeenka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarumaha Caafimaad ee magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Wasiir kuxigeenka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarumaha Caafimaad ee magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Wasiir kuxigeenka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarumaha Caafimaad ee magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In