Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo Nairobi kulan kula qaatay Wakiilo ka tirsan Beesha Caalamka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo Nairobi kulan kula qaatay Wakiilo ka tirsan Beesha Caalamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug iyo wafdi u hogaaminayo oo garay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa kulan la qaatay wakiilo ka socday Beesha Caalamka.

Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya waxaa maanta ka dhacay kulan uu shir guddominayay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo Wakiilo ka socday Beesha Caalamka oo ay ka mid ahayeen Safiiro iyo Guddomye Ku-xigeenka Guddiga Madaxa banan ee Doorashooyinka Galmudug Dr Yasiin Cabdi Jaamac.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

February 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

February 23, 2026

Kulankaan ayaa waxaa loga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu muhiimsanayeen Xasilinta Deegannada Galmudug ay kala wareegtay Khawaarijta Al-shabaab iyo sidi adeeg kala duwan loo garsiin lahaa bulshada ku nool Degmooyinka argagixisada laga xoreeyay.

Sido kale waxaa laga wada hadlay dardargalinta Mashaaricda  horumarineed ee Galmudug 2023 ka socda iyo Taageeridda Guddiga Madaxa banan ee Doorashooyinka Galmudug (GIEC)

Ugu danbeyn Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo Beesha Caalamka waxay dhaman isla fahmeen qodobadii ay ka wada hadleen.

Previous Post

Guddiga Kheyraadka Baarlamaanka JFS oo Muqdisho uga furmay tababar “SAWIRRO”

Next Post

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray xarumo dowladeed oo kala duwan “SAWIRRO”

Next Post
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray xarumo dowladeed oo kala duwan “SAWIRRO”

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray xarumo dowladeed oo kala duwan "SAWIRRO"

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

February 23, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

February 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fadliga bisha Ramadaan awgiis, markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, kuwaas...

Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In