Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo la kulmay Saraakiisha Kenya ee ku sugan Ceelwaaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo la kulmay Saraakiisha Kenya ee ku sugan Ceelwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-gobaleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aaden ayaa maanta kulan mira dhal ah laqaatay, saarkiisha ciidanka difaaca Kenya (KDF) ee ku sugan degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo,

Shirkan oo ka qabsoomay xerada ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Ceelwaq,  waxaa Madaxweyne ku-xigeenka ku wehlinayay Wasiirka Arimaha gudaha Jubbaland, Wasiirka Amniga, Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka badda Jubbaland, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Jubbaland iyo Taliyaha ciidanka daraawiishta Jubaland ee gobalka Gedo.

Related posts

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026

Kulanka ayaa waxa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa Amniga  iyo xasiloonida degmada  iyo inay ciidanka Kenya ay sii labo jibaaraan dadaalkoodu.

Ugu danbeyn, Madaxwayne ku xigeenka 1aad ee Jubbaland ayaa ugu mahad celiyay madaxda, saraakiisha ciidanka iyo shacab-weynaha dowladda aan dariska nahay ee Kenya doorkoodu naf-hurnimada ah ee ay ka qaadanayaan dib usoo celinta nabadda iyo xasiloonada Soomaaliya, gaar ahaan Deegaanada Dowlad-gobaleedka Jubbaland

Previous Post

Somali FM Receives OIC Bureau Director General for Collaboration Talks

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Siihayaha Safaaradda Suudaan ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Siihayaha Safaaradda Suudaan ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Siihayaha Safaaradda Suudaan ee Soomaaliya

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In