Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo maanta booqanaya dalka Turkiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo maanta booqanaya dalka Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maanta safar ku tagaya Wadanka Turkiga.

Safarka Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa uu u muuqdaa mid la xariirta dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Turkiga, iyagoo hpre u lahaa xiriir aad u dhow, balse waxaa soo kala dhex galay khilaafaad siyaasadeed, taasoo sabab u ahayd markii Turkiga uu ku eedeeyay Fethullah Gulen oo fadhigiisu yahay Pennsylvania inuu ka dambeeyay isku daygii afgambiga ee fashilmay.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa dhawaan booqday Dalka Ruushka, taasoo waji gabax ku noqotay Wadamada reer galbeedka oo saaxiibo dhow lahaa Turkiga.

Safarka Joe Biden ayaa ku soo beegmaya xilli uu Maamulka Obama ay u harsan yihiin bilooyin, iyadoo Wadanka Mareykanka uu doonayaa in Turkiga uu ka qanciyo waxyaabaha uu tirsanayo.

Previous Post

Boqollaal ka tirsan saraakiisha ciidamada Turkiga oo shaqada laga fariisayay

Next Post

Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Soomaliyeed oo kormeeray xarumaha Ciidanka Booliiska ee Magaalada Gaalkacyo.+SAWIRO

Next Post
Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Soomaliyeed oo kormeeray xarumaha Ciidanka Booliiska ee Magaalada Gaalkacyo.+SAWIRO

Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Soomaliyeed oo kormeeray xarumaha Ciidanka Booliiska ee Magaalada Gaalkacyo.+SAWIRO

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In