Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOM

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefdi uu hoggaaminaayo Madaxa Xafiiska UNSOM ee Puntland Mudane Guy Griffin.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Amaanka, xaalada Abaaraha, doorashada Dowladda Federaalka Soomaaliya, qabsoomida doorashada guddoomiyayaasha degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn iyo sidii loo dar-dar gelin lahaa hannaanka doorashooyinka Qof iyo Cod ee Puntland loogana qaban lahaa degmooyinka kale.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Madaxa Xafiiska UNSOM ee Puntland ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee qabatay Puntland.

Ugu dambayn Madaxweyne ku xigeen ayaa sheegay inay ka go’an tahay qabsoomida doorashada gudoomiyayaasha sadexda degmo iyo horumarinta hanaanka dimuqraadiyada, isaga oo uga mahadceliyey Weftiga booqashadooda iyo wada shaqaynta wanaagsan ee ay la la yeeihiin Puntland.

Previous Post

Madaxweynaha Ukraine oo dowladaha reer galbeedka ka dalbaday kaalmo militari

Next Post

New Delhi oo xaflad sagootin ah loogu sammeeyay Xildhibaan Caydaruus  

Next Post
New Delhi oo xaflad sagootin ah loogu sammeeyay Xildhibaan Caydaruus  

New Delhi oo xaflad sagootin ah loogu sammeeyay Xildhibaan Caydaruus  

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In