Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xarigga ka jaray Isbitaal cusub oo laga hirgaliyay magaalada Ufayn “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xarigga ka jaray Isbitaal cusub oo laga hirgaliyay magaalada Ufayn “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarigga ka jaray Isbitaal cusub oo laga hirgaliyay magaalada Ufayn ee gobolka Bari.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan ayaa ka qaybgalay xarig jarka Isbitaalkaan cusub ayaa ka yiri, “Waxaan aad ugu faraxsanahay in Madaxweyne ku-xigeenka Puntland nagala soo qaybgalo furitaanka cisbitaalkaan aan ka furayno magaalada Ufayn ee gobolka Bari, Isbitaalka oo ah mid weyn ayaa qaban doona dhamaan adeegyada looga baahanyahay, waxaana dhawaan kusoo kordhin doonaa qaybtii qaliinka, kaasoo fududeyn doona dhalmada hooyada uurka leh ee ubaahata in laqalo.”

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Wasiirka Caafimaadka ayaa intaa ku daray in Wasaaraddu ay dadaal ugu jirto in adeegyada caafimaadka la gaarsiiyo deegaannada fogfog. gaar ahaan kuwa laamiga ka baxsan.

Madaxweyne ku-xigeenka  Puntland ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay horumarinta adeegyada bulshada, waxaana uu u mahadceliyay mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Puntland dadaalka ay galiyeen furitaan xarunta caafimaad.

Dhismaha Isbitaalka cusub waxaa iska kaashaday dadweynaha magaalada Ufayn iyo dowladda, waxaana laga fulin doonaa qalliimada kala duwan oo ah adeeg ku cusub magaalada, kaasoo ay  baahi wayn u qabeen shacabka Ufayn.

Previous Post

Puntland: Codeynta doorashadii maanta oo la soo gabo gabeeyay iyo tirinta codadkii la dhiibtay oo gordhow bilaabatay

Next Post

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo bogaadiyay doorashada Golaha deegaanka ee ka qabsoontay Puntland

Next Post
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo bogaadiyay doorashada Golaha deegaanka ee ka qabsoontay Puntland

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo bogaadiyay doorashada Golaha deegaanka ee ka qabsoontay Puntland

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In