Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Lafta Gareen Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sii Hayaha Wasiirka Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka XFS

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Lafta Gareen Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sii Hayaha Wasiirka Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka XFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Sii hayaha Wasiirka wasaaradda gargaar iyo maaraynta masiibooyinka ee dowladda Soomaaliya.

Masuuliyiinta ayaa kawada hadlay xaaladaha ka taagan deegaanadda koofur galbeed gaar ahaan deegaannada uu saameynta ku yeeshay fataahadda wabiga Shabeelle ee gobolka Shabeellha Hoose .

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Sii hayaha wasiirka gargaarka iyo maareynta masiibooyinka xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Sciid Xamsi iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku meel gaarka ee dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya .

Tags: Madaxweyne Lafta Gareen Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sii Hayaha Wasiirka Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka XFS
Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo Shaacisay Natiijada Sahanka Xogta Nafaqada Soomaaliya Ee Sanadka 2019 +Sawirro

Next Post

Sii Hayaha Wasiirka Qorsheynta XFS Oo Maanta Hortagay Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka+Sawirro

Next Post
Sii Hayaha Wasiirka Qorsheynta XFS Oo Maanta Hortagay Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka+Sawirro

Sii Hayaha Wasiirka Qorsheynta XFS Oo Maanta Hortagay Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In