Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Laftagareen oo guddoomiyay Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Koofur galbeed+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Laftagareen oo guddoomiyay Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Koofur galbeed+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey shirka golaha wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo todobaadkan Warbixin looga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,iyo Dastuurka.

Wasiirka wasaaradda Amniga gudaha Koonfur Galbeed Isaag Cali Subag oo ka warbixiyey xaalada Amniga deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegey in Amniga uu yahay mid wanaagsan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa gaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay wadaan howlgalo lagu sugayo Amniga.

Related posts

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026

Wasiirada wasaaraddaha warfaafinta,waxbarashada iyo dastuurka ayaa sidoo kale ka warbixiyey howlaha shaqo ee wasaaraddaha iyo waxyaabaha uqabsoomay.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa golaha wasiiradda uga mahadceliyey dadaalkooda ku aadan  sida ay uga go,antahay in si cadaalad ah ay ugu adeegi lahayeen Shacabka ku nool deeganada Koonfur Galbeed waxaana uu golaha wasiiradda Warbixin ka siiyey shirkii arrimaha doorashooyinka uga qeybgalay magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka.

Tags: Madaxweyne Laftagareen oo guddoomiyay Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Koofur galbeed+Sawirro
Previous Post

Tirada dhimashada qaraxii shalay ka dhacay Gololey oo korortay

Next Post

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dib u dhiska garoonka Qoob-dooro ee Kaaraan +Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dib u dhiska garoonka Qoob-dooro ee Kaaraan +Sawirro

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dib u dhiska garoonka Qoob-dooro ee Kaaraan +Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In