Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Ordugan oo bilaabay isbedelkiisa siyaasadeed

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Ordugan oo bilaabay isbedelkiisa siyaasadeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026

 Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha  wadanka Turkiga ayaa Wasiirka maaliyadda dowladdiisa u magacaabay wiilka uu soddoga u yahay,taasi oo qeyb ka ah talaabooyinka cusub ee uu qaaday.

Berat Albayrak  ayaa ah wasiirka cusub ee Maaliyadda Turkiga,waxaana magacabistiisa kadib la sheegay in lacagta Turkiga ee lira ay boqolkiiba labo qiimeheedu hoos u dhacay.

Madaxweynaha wadanka Turkiga Mr Erdogan ayaa dowladiisa cusub shaaciyay saacada un kadib markii loo dhaariyay jagadiisa saree ee cusub,kadib munaasabad ballaaran oo ay ka qeybgaleen hogaamiyaal ka kala socda daafaha caalamka.

Isbedeladan siyaasadeed ayaa waxaa lafilayaa in ay soo afjaraan nidaamkii baarlamaaniga ahaa,kaasi oo la aas aasey 5 sano ka hor.

Madaxweyne Erdogan ayaa dib loo doortay bishii aynu soo dhaafnay. Waxa uu sheegay in uu meesha ka saaray hab wadanka ka ragaadiyay dhan kasto hadii ay ahaan lahayd dhanka siyaasadda ama dhaqaalahaba.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan dhiirigalin ah la qaatay Saraakiisha dhallinyarada ee Ciidanka Xoogga’”SAWIRRO’’

Next Post

Maamulka gobalka Benaadir oo garoonka Aadan Cadde ka hir geliyay xarun laga helo adeegyada dowladda hoose+Sawirro

Next Post
Maamulka gobalka Benaadir oo garoonka Aadan Cadde ka hir geliyay xarun laga helo adeegyada dowladda hoose+Sawirro

Maamulka gobalka Benaadir oo garoonka Aadan Cadde ka hir geliyay xarun laga helo adeegyada dowladda hoose+Sawirro

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In