Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Qoor-Qoor oo Dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Qoor-Qoor oo Dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa galabta galinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay magaalada dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.

Madaxweyne Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid  iyo wafdi kala oo qeyb ka ahaa safarka socdaalka nabadda ayaa waxaa soo dhaweytiisa ka qeyb-galay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka Dhuusamareeb.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Wafdiga ayaa kasoo kictimay magaalada Guriceel oo maalamahaan ku jooga safarka nabada ahaatee ugu dambeyn galinkii dambe ee maanta ayuu dib ugu laabtay magaalada dhuusamareeb oo xarunta madaxtooyada Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaarire Qoor-Qoor ayaa muddo ku dhawan bil safarka socdaalka nabdda kusoo maray deegaanada galmudg oo ka kobaan Gobolka Mudug iyo Galgaduud waxaana intii uu ku jiray socdaalka nabadda uu sheegay inay ugu talagaleen in lagu qiimeeyo xaaladaha ay ku suganyihiin bulshada galmudug.

Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ayaa labdii bishii labaad ee sanadkaan 2020 Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor)  Madaxweynaha cusub ee maamulkaasi doorasho ka dhacday magaalada dhuusamareen waxaana tan iyo markaasi oo madaxweynaha isku howlan sidii guud ahaan bulshada galmudug loo dhax dhigi lahaa dib-u hishiisiinta waarta.

Tags: Madaxweyne Qoor-Qoor oo Dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro
Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiska ku qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koofur-Galbeed oo xilkii ka qaaday Xoghayihii Degmada Baraawe

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koofur-Galbeed oo xilkii ka qaaday Xoghayihii Degmada Baraawe

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koofur-Galbeed oo xilkii ka qaaday Xoghayihii Degmada Baraawe

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In