Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynihii hore ee K/Afrika oo wajahaya maxkamad

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynihii hore ee K/Afrika oo wajahaya maxkamad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

markii ugu horreysay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la filayaa in maxkamad la soo taago,iyadoo loo heysto in ka badan 16-kiis oo dacwo ah oo ay ku jiraan arimo musuqmaasuq ah iyo wax isdaba marin.

Zuma waxaa ka mid ah eedeeymaha loo jeediyay qaadashada  lacago laaluush ah o uu ka helay qandaraas gaaraya 3.5 bilyan oo dhexmaray dowladda K/Afrika iyo shan shirkadood oo reer Yurub ah,kuwaa oo ka ganacsada iibinta diyaaradaha ,doomanka loo isticmaalo ilaalada iyo qalab mileteri.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Kadib dhowr isku day oo uu ku doonaayey Zuma  in lagu joojiyo dacwadaha loo heysto , ayaa waxaa maanta la horkeeni doonaa maxkamada sare ee dalka K/Afrika,isagoo ku eedeysan sida la sheegay kasbashada  afar milyan oo Rand ($ 270,000

Xisbiga talada haya ee African National Congress (ANC) ayaa ku qasbay in uu iska casilo jagada madaxweynenimada sanadkii la soo dhaafay kadib sagaal sano oo uu xukunka hayey,

isbuucii la soo dhaafay ayeey aheyd in uu horyimaado maxkamad,sidaa daraadeed, Sarkaal maxkamadeed ayaa saadaaliyay in bilowga howsha maxkamadeyta ay u badnaan doonto rafcaan ka qaadashado la xiriirta go-aanada maxkamadda.\

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada Turkiga oo kusii siqaya miyiga degaanka Manbij.

Next Post
Ciidamada Turkiga oo kusii siqaya miyiga degaanka Manbij.

Ciidamada Turkiga oo kusii siqaya miyiga degaanka Manbij.

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In