Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo xabsiga lagu celiyay

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo xabsiga lagu celiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamada sare ee dalka Koofur Afrika ayaa amartay in xabsigiga lagu celiyay madaxweynihii hore ee dalkaas Jacob Zuma, ka dib markii go’aankii horey maxkamaddu u gaartay dhinaca la iska dhigay lana sii daayay sababo caafimaad darteed, sida uu sheegay xaakimka Arbacadii.

79- sano jirkan ayaa bishii September si ku meel gaar ah looga soo daayay xabsiga sababo caafimaad, Mr. Zuma ayaa lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah ka dib markii uu quursaday maxkamadda isla markaana iska dhaga tirey in uu ka soo qeybgalo dhageysiga eedeymo musuq maasuq oo loo heystay.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Hanaanka cadaaladda ee ka dhanka ahaa eedeymaha musuq maasuq muddadii sagaalka sano ee xukunkiisa oo ugu dambeyn keentay is casilaadiisa ayaa loo arkaa tijaabo sida uu u shaqeynayo nidaamka Koofur Afrika ka dib xukunkii midab takoorka gaar ahaan madaxda awoodda badan oo taageero badan ku dhex leh bulshada.

Zuma ayaa booliiska isu soo dhiibay 7 bishii Luulyo waxaana u bilowday xukunka, kumanaan kamid ah taageeriyaashiisa ayaa waddooyinka waa weyn ee dalkaas isugu soo baxay ayagoo ka soo hor jeeda go’aanka maxkamadda.

Banaan baxyadaas ayaa sababay, in ka badan 300 qof ayaa ku dhintay rabshadaas iyadoo kumanaan ganacsato ahaa ku ceyroobeen.

Jacob Zuma ayaa dalka Koofur Afrika xukumayay intii u dhexeysay 2009 ilaa 2018 waxaana si weyn u soo shaac baxay muddadaas eedeymo maamul xumo maaliyadeed ah, sidoo kale la alkumay dhageysi gaar ah oo ku saabsan musuq maasuq sababay in xilka madaxweyne ku xigeenka laga ceyriyo sanadkii 2005 ka dib markii si xun u maamulay  lacag $2 billion oo dowladda ku gashay heshiis hub kala iibsi ah.

Zuma, ayaa waxaa lagu eedeeyay lunsasho hanti dowladeed, lacago la dhaqo iyo eedeymo kale oo dhowr ah, waxaana la filayaa in xabsiga ku sii jiri doono ilaa sanadkan soo aadan.

Si kastaba, Zuma ayaa diiday in uu wax khalad ah sameeyay, isagoo dhamaan kiisaskan ku sifeeyay kuwo siyaasad ka dambeyso oo la doonayo in kooxdiisa lagu faquuqo gudaha xisbiga talada haya ee ANC. Laakiin xisbiga wuxuu sheegay in arrintan ay la taalo garsoorka.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Qaylo dhaan ka dhan ah geedka Xashiishka oo ka soo yeersay beeraleyda Shabeelaha Dhexe

Next Post
Qaylo dhaan ka dhan ah geedka Xashiishka oo ka soo yeersay beeraleyda Shabeelaha Dhexe

Qaylo dhaan ka dhan ah geedka Xashiishka oo ka soo yeersay beeraleyda Shabeelaha Dhexe

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In