Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madxafkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo Mareykan laga furey+Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madxafkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo Mareykan laga furey+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madxafkii ugu horeeyey oo lagu keydiyo in ka badan 700 oo shey oo ay Soomaalida leedahay ayaa waxa uu ku yaalaa Magaalada Minnepolis ee Gobolka Minnesota halkaasi oo ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan dalka Maraykanka.

Waxaana madxafkaasi booqday warbaahinta qaranka Soomaaliyeed oo sawiro iyo muuqaalo ka soo qaaday dhismaha madxafka Soomaalida oo ka kooban laba dabaq waxaana halkaasi ku keysan agabka ay Soomaalida isticmaasho iyo kuwo horey loo isticmaali jiray oo taariikhi ah.

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Aas aasaha Madxafkani oo lagu magacaabo, Cusmaan Cali,oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in hada aysan ahayn sida uu u malaynayey markii uu isku daygani samaynayey isla markaana uu aad ugu faraxsan yahay in maanta madxafka Soomaalida loo soo dalxiis tago oo ay yimaadaan dad ajaanib ah oo wadamo badan ka yimaada iyagoo baranaya dhaqanka iyo hidaha dadka Soomaaliyeed.

Wariye Liibaan Xuseen oo dalka Mareykanka ugu soo waramay warbaahinta qaranka ayaa soo sheegay in markii aad gasho gudaha madxafkani ayaa waxaa ku arkaysaa hidaha iyo dhaqanka Soomaaliya waxaana soo xasuusanaysaa waayo waayo waxayna arintani macno weyn u samaynaysaa dadka kalhore wadanka ka soo tagay oo markii ay arkaan si weyn ugu farxaan, waxana sidoo kale ka faa’ideysta carruurta Soomaaliyeed ee wadamada qurbaha ku dhashay kuna koray oo halkani loo dalxiis geeyo.

Madxafkani ayaa waxaa ka shaqeeya shaqaale kala duwan oo u kala dhashay wadamo badan wuxuuna ku yaala dhex bartanka magaalada ganacsiga ee Minneapolis oo ah meel Soomaalida ay ku badan yihiin.

Screen Shot 2016-03-28 at 2.35.25 AM Screen Shot 2016-03-28 at 2.36.24 AM Screen Shot 2016-03-28 at 2.37.08 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.12.21 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.12.42 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.13.04 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.13.50 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.14.15 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.14.57 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.15.35 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.17.15 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.18.45 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.19.13 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.20.00 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.28.14 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.28.42 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.29.08 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.29.37 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.30.11 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.30.37 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.33.44 AM Screen Shot 2016-04-09 at 3.34.24 AM

W/D: Liibaan Xuseen

Previous Post

In ka badan 50 Al-shabab ah oo lagu diley Galgaduud

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In