Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Raiisal Wasaaraha dalka jarmalka oo booqasho ku tagtay Turkiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Raiisal Wasaaraha dalka jarmalka oo booqasho ku tagtay Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raiisal Wasaaraha dalka jarmalka Angel Meayaa ku tagtay  booqasho hal maalin ah dalka Turkiga, isla markaana la kulantay Madaxweeyne Rajip Tayip Ertogan

Booqashadan ay ku tagtay Angel Merkel dalka Turkiga ayaa noqonaysa tii ugu horreeysay, tan iyo markii dalkaasi Turkiga uu ka dhacay afgambigii dhicisoobay 15 kii bishii July sanadkii 2016kii.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Ajandayaalka ugu horreyo ee Angel Merkel iyo Ertogan ay ka wada hadlayaan ayaa noqonaya sidii loo joogtayn lahaa iskaashiga dhinaca dadka soo galootiga ah ee soo mara waddanka Turkiga, taas oo Midowga Yurub iyo dowladda Turkiga ay horey uga wada hadleen, sidii Turkiga uu u joojin lahaa dadkaasi, taasi beddelkeeda Turkigana  la siiyo taageero dhinaca dhaqaalaha iyo in uu Turkiga ka mid noqdo dalalka xubnaha ka ah Midowha Yurub.

 Midowga Yurub ayaa ugu deeqay dalka Turkiga Lix Bilyan oo Yeero, si ay ugu hayaan dadka soo galootiga ah gudaha dalka Turkiga oo aanay u soo gudbin dadkaasi Qaaradda Yurub.

Previous Post

ICJ oo maanta go’aan ka gaaraysa diidmada Kenya ee dacwadda badda

Next Post

Daawo Sawirrada: Mu’asasada Maka Almukarrama oo maanta furtay tartan aqooneed

Next Post
Daawo Sawirrada: Mu’asasada Maka Almukarrama oo maanta furtay tartan aqooneed

Daawo Sawirrada: Mu'asasada Maka Almukarrama oo maanta furtay tartan aqooneed

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In