Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalada Minneapolis oo si wayn loogu ciiday -Sawirada

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Magaalada Minneapolis oo si wayn loogu ciiday -Sawirada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida shareecada Islaamka qabto, waxaa lagu qabtey Ciidal Fitriga sanada 2016, masaajidka xaafada ee bariga Minneapolis, ee gobolka Minnesota, oo ah halka qurbojoogta ugu badan ee Soomaali degan yihiin marka laga reebo magaalada Toronto. bariga magaalada minneapolis, waa xaafada keli ee uu ka dhisan yahay masaajidka ay ka soo qaybgalaan dad ka kala yimid qaarada Afica, Asia, Arabia iyo muslimiin kale oo uu dhashey dalka maraykanka, kuna Islaamay ama Islaamka soo galay markii ay magaalada Minneapolis ama gobolka Mainnesota ay Soomaalida bilaabeen in ay soo dagaan.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Soomaalida inta aysan soo degin magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, sida uu ii sheegay nin u dhashay dalka Maraykanka, oo xaafada degan, ahaana Muslim mudo aad u dheer, in ay ku tukan jireen qol yar, kaas oo ay isugu iman jireen dad aad u yar.

Intaa waxaa uu ku daray “Masaajada camirmey, ayaa calaamada u ah jacaylka iyo xushmada ay Soomaalidu u hayso diintooda”. Arinta uu ninkaan ama ay dad badan oo gobolkaan degan ayaa muujinaysa in ay tahay hogaan ama wanaag ay jiilka soo socda ha ahaadeen daljoog ama dibadjoogba ay ku dayan karaan.

Magaalada xaafadaha ay Soomaalida ka degan tahay, ciidaha Islaamka waa kuwo aad u muuqda, laakiinse bariga magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota masaajidka ku yaal waxaa uu uga duwan yahay masaajikaan waxaa ku tukada dadyow kala duwan, kuwaas oo ka kala yimi wadamada Carabta, Afrika, Aasiya iyo dad u dhashay dalka Maraykanka, kuwaas oo soo qaatey diinta Islaamka, ka dib markay arkeen macaanka diinteena muqadaska.

Maalintaan waa maalin ku wayn muslimiinta aduunka,  waana maalin si wayn looga qadariyo dibadjoogta,madaama ay rabaan in caruurtooda ku ababiyaan wanaaga diinteena.

100_5940 100_5942 100_5943 100_5946 100_5947 100_5948 100_5949 100_5951 100_5957 100_5958 100_5963 100_5965 100_5969 100_5970 100_5976

W/D: Mohamed Barre ‘Junaly’

Previous Post

Taliyaha ciidanka XDS: Waa in ay ka feejignaadaan ciidamada ficilada cadowga

Next Post

Daawo sawirada sida Gaalkacyo looga ciiday

Next Post
Daawo sawirada sida Gaalkacyo looga ciiday

Daawo sawirada sida Gaalkacyo looga ciiday

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In