Sunday, June 8, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalada Xudur oo ka soo kabanaysa dhibaatooyinkii Al-shabaab u geysteen” Sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
February 10, 2015
in Wararka
0
Magaalada Xudur oo ka soo kabanaysa dhibaatooyinkii Al-shabaab u geysteen” Sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Xudur ee xarunta gobollka Bakool ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay kooxda Al-shabaab ka saartay 7 bishii Maarso ee sanadkii tagay ee 2014ka, maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa wixii markaas ka dambeeyay waxaa ay Al-shabaab isu dayeen in ay magaalada Xudur ay go’doomiyaan oo ay u diidaan gawaaridda soo galaysa magaaladaasi.

Magaalada ayaa hadda si tartiib tartiib ah ugu soo kabanaysa dhibaatooyinkii Al-shabaab ay u geysteen xilligii ay gacanta ku hayeen,guddoomiyaha gobolka Bakool Mudane Maxamed Cabdi Tall ayaa warbaahinta Qaranbka u sheegay in magaalada ay soo galaan gawaarida raashiinka sida inkastoo wadooyinka qaar ay wali Al-shabaab u xiran yihiin dhowaana la furi doono dhammaan wadooyinka soo gala magaalada Xudur.

Related posts

Wasiir Fiqi :Xilligaan la joogo Khawaarijta waa kuwo firxad ah oo doonaya inay ka baxsadaan goobta dagaalka

Wasiir Fiqi :Xilligaan la joogo Khawaarijta waa kuwo firxad ah oo doonaya inay ka baxsadaan goobta dagaalka

June 8, 2025
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Howlgallo qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

June 7, 2025

Guddoomiye Tall ayaa intaa ku daray in magaalada Xudur ay hadda tahay mid amaankeeda la isku haleyn karo isla markaan si wadajir ah amaankeeda ugu shaqeeyaan Ciidanka Boliiska, Militirga iyo Nabad sugidda oo kaashanaya shacabka magaalada Xudur.

Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool waxaa sidoo kale saldhig weyn ku leh ciidamada Midowga Africa ee AMISOM gaar ahaan kuwa ka socoda wadanka Ethiopia kuwaas oo ka howlgala guud ahaan degooyinka shanta ah ee uu gobolka ka kooban yahay.

Taliyaha Guutada ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobolka Bakool Gaashaanle Dhexe C/raxmaan Maxamed Cismaan (Timada Cadde) ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ciidamada xoogga dalka ee halkan ku sugan ay ka adkaadeen maleeshiyaadka Al-shabaab.

Gaashaanle Dhexe Timada Cadde ayaa sidoo kale sheegay in dhowaan howlgalo ay u qaadeen goobo ay ku dhuumaaleysanayaan kooxda Al-shabaab ay ku dileen tiro aad u badan oo ay kamid yihiin horjoogiyaal sar sare oo kooxda ka tirsan.

Dhanka kale magaalada Xudur waxaa ka furan dhowr Iskuul oo isugu jira Dugsi Hoose , Dhexe iyo sare waxaana wax ka barta boqolaal carruurta ku nool magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ee Koonfur galbeed Soomaaliya.

Caafimaadka ma jiro Isbitaal loogu adeega dadka ku nool gobolka Bakool dhammaan xarumihii caafimaad ee ka jiray Xudur waxaa baabi’iyay kooxda Al-shabaab,hadda waxaa jira xarun lagu daryeelo Hooyada iyo Dhallaanka oo inta ay u adeegi karo ay aad u yar tahay maadaama uu yar tahay qalabka yaala xarunta isla markaana aysan jirin Dhakhtar xirfadle ah oo ka howlgala xaruntaasi.

IMG_0025

IMG_0026

IMG_0027

IMG_0029

IMG_0036

IMG_0037

IMG_0038

IMG_0039

IMG_0040

IMG_0041

IMG_0046

IMG_0047

IMG_0057

IMG_0060

IMG_0064

IMG_0070

IMG_0080

IMG_0084

IMG_0089

IMG_0090

IMG_0091

IMG_0092

IMG_0093

IMG_0094

IMG_0095

IMG_0096

IMG_0099

IMG_0111

IMG_0113

IMG_0114

IMG_0115

IMG_0116

IMG_0117

IMG_0118

IMG_0119

IMG_0120

IMG_0151

IMG_0152

IMG_0153

IMG_0154

IMG_0155

IMG_0156

IMG_0157

IMG_0158

IMG_0159

IMG_0167

IMG_0169

IMG_0170

IMG_0171

IMG_0172

IMG_0173

IMG_0174

IMG_0175

IMG_0176

IMG_0177

IMG_0178

IMG_0179

IMG_0180

IMG_0181

IMG_0192

IMG_0195

IMG_0196

IMG_0198

IMG_0199

IMG_0200

Previous Post

Howlgallo lagu soo qabtay tiro dad ah oo laga sameeyay Degmooyinka Xamarweyne iyo Warta Nabadda “SAWIRRO”

Next Post

MUUQAAL-Ra’iisul Wasaare Cumar oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha Wasiirada Cusub.SAWIRRO

Next Post
MUUQAAL-Ra’iisul Wasaare Cumar oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha Wasiirada Cusub.SAWIRRO

MUUQAAL-Ra'iisul Wasaare Cumar oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha Wasiirada Cusub.SAWIRRO

Wasiir Fiqi :Xilligaan la joogo Khawaarijta waa kuwo firxad ah oo doonaya inay ka baxsadaan goobta dagaalka

Wasiir Fiqi :Xilligaan la joogo Khawaarijta waa kuwo firxad ah oo doonaya inay ka baxsadaan goobta dagaalka

June 8, 2025
0

  Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin (Fiqi), oo la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in Khawaarijta  ay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Howlgallo qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

June 7, 2025
0

Horjoogeyaal kale oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa ku geeriyooday howlgal qorshaysan oo si wadajir ah ay u fuliyeen Ciidanka...

Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

June 7, 2025
0

Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan oo kaashanaysa hay’adda Xikmo Charity ayaa maanta markale degmada Dayniile ee gobolka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Geneva uga qeybgalay shir muhiim ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Geneva uga qeybgalay shir muhiim ah

June 7, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva -...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In