Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalooyinka Gobolka Bakool oo Maanta looga fariistay imtixaanka fasalka 8 aad ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Magaalooyinka Gobolka Bakool oo Maanta looga fariistay imtixaanka fasalka 8 aad ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Imtixaanka fasalka 8aad ayaa maanta si toosa looga fariistay Afar degmo oo ka tirsan gobolka Bakool, Waajid , Ceelberde iyo Magaalada Quracjoome, tirada ardada ugu badneyd gobolka Bakool ayaa Xuddur ufariisatay imtixaanka.

Daahfurka imtixaanka waxaa ka soo qeyb galay maamulka gobolka Bakool iyo ka degmada Xuddur.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026

Ugu horeyn daahfurka imtixaanka waxa ka hadlay guddoomiyaha waxbarashada degmada Xuddur Aadan Axmed Maxamuud Qoosh iyo Kormeeraha imtixaanka ahna wakiilka wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka koonfur galbeed Cabdulaahi Maxamed Nuur iyagoona ardayda kula dardaarmay in ay dadaallaan si ay natiijo wanaagsan u keenaan

Maamulayaasha dugsiyada Shodog iyo Mam-Geediya ayaa ardada ku dhiirageliyay in naftooda ku kalsoonaadaan.

Ugu dambeyn mas’uuliyiinta ka soo qeybgashay daahfurka imtixaanka ayaa guul ku tilmaamay hamsami usocodka nidaamka dowladnimo ee hanaqaaday waxayna umahadceliyeen maamulayaasha soo saaray ardaydaan.

Previous Post

Safiirka J F S ee dalka Uganda oo booqday xafiiska midowga ardayda Soomaaliyeed ee Uganda kana dhagaystay caqabada soo waajaha “SAWIRRO

Next Post

Taliska Booliska oo ka warbixiyay qarax naftii halige uu ka geystay Muqdisho

Next Post
Taliska Booliska Soomaaliya oo faafaahin ka bixiyay Qaraxii ka dhacay laanta Canshuuraha.

Taliska Booliska oo ka warbixiyay qarax naftii halige uu ka geystay Muqdisho

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In