Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaca Mid Ka Mid ah Maleeshiyaadkii Weeraray Jamaacada Garissa oo La Shaacisay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Magaca Mid Ka Mid ah Maleeshiyaadkii Weeraray Jamaacada Garissa oo La Shaacisay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay magaca mid ka mid afartii qof ee weerartay jaamacadda magaalada Garissa oo ay ku geeriyoodeen 148-qof oo u badnaa aradadii wax ka baraneysay jaamacadda.

Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa magaca ninkaasi ku sheegtay Abdirahim Mohamed Abdullahi oo haysta dhalashada Kenya,aabihiisna uu horey u ahaa Gudoomiyihii hore ee deegaanka Buulo Jamhuri oo ka tirsan degmada Mandhera.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Aabaha dhalay wiilkan ayaa horey ugu war galiyay ha’adaha ammaanka ee dalka Kenya in wiilkiisa uu waayay,uuna u maleynayo in uu ku biiray kooxda Al-shabaab.

Aabaha dhalay wiilkan ayaa sheegay in markii u danbeysay oo uu la hadlay wiilkiisa ay aheyd sanadkii hore,mana u sheegin meesha uu joogo.

Abdirahim Mohammed Abdullahi ayaa ka qalin jebiyay Dugsiga sare ee WAMY ee magaalada Nairobi sanadkii 2007.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya Mwenda Njoka ayaa sheegay in Abdirahim Abdullahi uu sanadkii 2013 ka qalin jabiyay qeybta sharciga ee jaamacadda Nairobi,isagoo ahaa qareen soo baxayay.

Aabaha dhalay Abdirahim Mohammed Abdullahi ayaa maanta soo gaaray magaalada Nairobi,isagoo diiday in uu warbaahinta la hadlo.

Taliyaha booliska ee degmada Mandera Alex Nkoyo ayaa sheegay in aabaha dhalay dhagar qabahan uu ku soo war galiyay in uu jaray xiriirkii uu la lahaa wiilkiisa,ka db markii uu uga shakiyay in uu ku biiray kooxda argagixisada ah ee UGUS.

Dhagar qabahan ayaa la aqoonsaday ka dib markii ciidamada milatariga ay magaalada Garissa ku soo bandhigeen meydadka afartii qof ee weerartay jaamacadadii magaaladasi.

Previous Post

Real Madrid oo Xasuuqday Granada iyo Ronaldo oo Shan Gool Dhaliyay “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha oo culumada ku boorriyay in ay faafiyaan fahamka saliimka ah ee Islaamka si shacabka loo badbaadiyo (Sawirro)

Next Post
Madaxweynaha oo culumada ku boorriyay in ay faafiyaan fahamka saliimka ah ee Islaamka si shacabka loo badbaadiyo (Sawirro)

Madaxweynaha oo culumada ku boorriyay in ay faafiyaan fahamka saliimka ah ee Islaamka si shacabka loo badbaadiyo (Sawirro)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In