Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo khasaare xoog badan ka soo gaartay qarax ka dhashay gaari ay wateen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo khasaare xoog badan ka soo gaartay qarax ka dhashay gaari ay wateen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gaari nooca Hoomeyda ah oo kooxda Al-Shabaab ay ka soo buuxiyeen walxaha qaraxa ayaa ku qarxay meel u dhow deegaanka Comaad ee Gobolka Hiiraan.

Gaariga ayaa la sheegay in gabal dhacii maanta uu qarxay, waxaana watay koox ka tirsan argagaxisada Al-Shabaab, kuwaasi oo doonayay in ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026

Lama oga tirada cadowga gaarigaasi saarna ee ku dhintay qaraxii ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka.

Dadka deegaanka oo Warbaahinta Qaranka ay la xariirtay ayaa u xaqiijiyay in khasaare culus uu gaaray kooxaha argagaxisada Al-Shabaab.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgallo ka wada deegaanka u dhaxeeya Baledweyne iyo Matabaan ee Gobolka Hiiraan, waxaana ciidanka xoogga dalka ay khasaare culus gaarsiiyeen kooxaha argagaxisada ee Al-Shabaab.

Kooxda argagixisada Al-Shabaab, ayaa uu socday dhibaateynta iyo daadinta dhiiga dadka shacabka ah ee ku nool deegganada Comaad iyo Beergadiid ee Gobolka Hiiraan, balse ay ku waxyeeloobeen dhagartii ay maleegayeen.

Previous Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo sheegay inay wadaan qorshe lagu horumarinayo xoolaha

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir-guddoomiyey shirka wadatashiga dayactirka Waddada Jazeera

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir-guddoomiyey shirka wadatashiga dayactirka Waddada Jazeera

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir-guddoomiyey shirka wadatashiga dayactirka Waddada Jazeera

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In