Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyada Al-Shabaab oo jab xooggan loogu geystay deegaanka Hoosingoow “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyada Al-Shabaab oo jab xooggan loogu geystay deegaanka Hoosingoow “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka  aynu ka helayno  deegaanka hoosingoow ee  Gobolka  Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dadka deegaanka ay iska caabiyeen weerar maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku soo qaadeen   bulshada deegaanka, taasi oo ka dambeeysay markii ay dadka ka biya diideen inay bixiyaan  lacago baad ah oo ay argagixisada dul dhigeen.

Ku dhawaad 150  ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab  ayaa  weerar  ku soo qaaday deegaanka  kuwaasi oo jab xoogan loo gaystay, aygoo  goobta ka jiitay 3 dhaawac iyo  sagaal dhimasho,   sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Guddoomiyaha deegaanka Hoosingoow Cabduqaadir  Cumar Shire.

Related posts

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026

Dadka deegaanka waxaa weerarka uga dhaawacmay laba ruux, balse 24 neef oo geel ah ayay maleeshiyada Al-Shabaab laayeen.

Dadka deegaanka ayaa fashilay weerarka Al-Shababa ay ku soo qaadeen deegaanka Hoosingoow, waxaana shacabka  deegaanka ay wajahayaan  xaalad go’doon ah, tiiyoo ay u sii dheertay abaaro ku habsaday oo baa’biyay dalagyadii kala duwaanaa ee beeraha deegaanka,  aydoo  ay jiraan  dhinaca kale xaalado biya la’aaneed  oo haysta deegaanka.

Waddooyinkii  ay dadka  u soo mari lahaayeen  gurmadka ayaa waxaa go’doomiyay maleeshiyada Al-Shabaab, taasi oo uga sii dartay xaaladaha Beni’aadannimo ee ay wajahayaan bulshada  Hoosingoow.

Previous Post

Maxkamadda ICJ oo bilowday dhageysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Masar.

Next Post
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Masar.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Masar.

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

March 5, 2026
0

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In